Subscribe Us

header ads

JIGJIGA OO SHIDAL LA AANTI UGU XUMAYD KA JIRTO

 

JIGJIGA! 


Shidaal la'aan tii ugu xumeyd ayaa saaka ka taagan magaalada jigjiga. 


Gaadiidka noocyadiisa kala duwan ayaa safaf dhaadheer ugu jira sidii ay shidaal uheli lahaayeen. 


Gaadiidkii dadwaynaha ayaa cidhiidhi ah bajaajtiina lacag aqli ka fooqa ayaa lagu raacayaa. 


Marar badan ayey xukuumada deegaanku sheegtay inay arinkan wax qabanayso hasayeeshe wax talaabo ah oo ilaa hada la qaadey ma muuqato.


Post a Comment

0 Comments

ALLA MAY I JECLATO