Subscribe Us

header ads

ABIYE AHMED: "QALADKII MURSI CASHIR AYAAN KA BARANAY

 



ABIYE AHMED: "QALADKII MURSI CASHIR AYAAN KA BARANAY".


Abiye Ahmed, oo maanta shirkii gollaha dhexe ka hadlayay ayaa sheegay in xisbiga Barwaaqo cashir ka bartay fashilkii ku yimid xisbiyadii isbadal doonka ahaa,wuxuuna yidhi: 


"Mursi siddeena oo kale wuxuu ku yimid doorasho.Wuxuu ahaa madaxwaynihii ugu horreeyay ee rabitaan shacab iyo doorasho Dimuqraadi ah ku yimaada dalka Masar.Isbadalada noocas ah si aysan ciiddamadu jihada uga weecin waxaa loo baahan yahay in xoogga la saarro dhanka amniga,laguna sameeyo isbadal.Mursi arrintaas ayaa seegtay,markii dambena kacdoonkii shacabka waxaa galaaftay ciiddamadii.Annagu maadama aan siddiisa doorasho ku nimid cashir ayaan halkaas ka baranay."


      

Post a Comment

0 Comments

ALLA MAY I JECLATO